Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa dhagaystay warbixinta waxqabadka jiddadka DDS,

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa dhagaystay warbixinta waxqabadka jiddadka DDS, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha magaalooyinka iyo masMadaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa dhagaystay warbixinta waxqabadka jiddadka DDS, hruuca horumarinta marinnada Jigjiga







Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa dhagaystay warbixinta waxqabadka jiddadka DDS, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha magaalooyinka iyo mashruuca horumarinta marinnada Jigjiga.


Kulankan waxaa ka soo qeyb'galay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Horumarinta Magaalooyinka, Wakaaladda Jiddadka JDFI iyo Xafiisyada Deegaanka ee ay khusayso; Kulankan ayaa lagu falanqeeyay horumarka la gaadhay lixdii bilood ee la soo dhaafay, caqabadaha jira iyo daddaallada dardargelinta shaqooyinka socda.


Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaana masuuliyiinta kula dardaarmay xoojinta meelaha guulaha horumarineed laga gaadhay, sixitaanka caqabadaha jira, iyada oo la dadajinayo mashruucyada socda si loo fududeeyo isku socodka iyo horumarinta magaalooyinka iyo kaabayaasha dhaqaalaha.


 *Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Xisbigeena Barwaaqo ee Soomaalida ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;👇


👉https://linktr.ee/SomaliProsperityParty

Comments

Post a Comment

Popular Posts