XAFIISKA JIDADKA DDS

 Waxaa si habsami leh u socoto shaqada Mashruuca Galuun-Ley  ee Gobolka Dhaawa.

Mashruuca jidkan oo dhererkiisu dhanyahay 56 km ayaa waxaa  qabsoontay oo la dhamaystiray xaadhitaanka, iyada, oo sidoo kalena. La sameeyey Lakabka Koobaad (first Layer)


Sidoo kalena waxaa iyaguna si darder leh ku socda qaybaha kale ee shaqada mashruucan.


Mashruucan oo kamida mashaariicsa jidadka ee xafiiska Jidadka DDS ka fulinayo deegaanka ayaa waxaa shaqadiisa wada oo gacanta ku haysa shidkad dhismaha ee Ahmed mahamud General Construction iyada oo latalinta mashruuca ay leedahay shirkada Latalinta ee  Halbeeg.


Mashruuca jidkani ayaa fududayn- doona isku soocdka,isagoo sidoo kalena qayb ka qaadan-doona Kor uqaadista kaabaysaha dhaqan-dhaqaale ee jidadka.


✍️ waaxda xidhiidhka dadweynaha ee xafiiska jidadka

Comments

Post a Comment

Popular Posts