XIL KALA WAREEJIN
WASIIRKA CUSUB EE XAFIISKA WARFAAFINTA MUDANE. MAXAMED AADAN DAAHIR OO XILKA LA WAREEGAY.
Munaasabad xilwareejin ah oo dhacday Xafiiska Warfaafinta DDS ayaa Waxa si rasmi ah xilka ula wareegay Wasiirka Cusub ee Xafiiska Warfaafinta DDS Mudane. Maxamed Aadan Daahir iyadoo ay goob-joog ahayeen Wasiirkii hore ee xafiiska Warfaafinta DDS Mudane. Cabdiqadir Rashiid Ducaale ahna Hogaanka Nabadgalyada DDS, Xafiiska Hanti dhawrka guud ee deegaanka iyo gudiga maareynta Xafiiska Warfaafinta DDS.
Horumarku ha waaro
ReplyDeleteDadal dheer aya lagalay