Skip to main content

Posts

Yussufe.blogspot.com

XIL KALA WAREEJIN

  WASIIRKA CUSUB EE XAFIISKA WARFAAFINTA MUDANE. MAXAMED AADAN DAAHIR OO XILKA LA WAREEGAY. Munaasabad xilwareejin ah oo dhacday Xafiiska Warfaafinta DDS ayaa Waxa si rasmi ah xilka ula wareegay Wasiirka Cusub ee Xafiiska Warfaafinta DDS Mudane. Maxamed Aadan Daahir iyadoo ay goob-joog ahayeen Wasiirkii hore ee xafiiska Warfaafinta DDS Mudane. Cabdiqadir Rashiid Ducaale ahna Hogaanka Nabadgalyada DDS, Xafiiska Hanti dhawrka guud ee deegaanka iyo gudiga maareynta Xafiiska Warfaafinta DDS.

Latest posts

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa dhagaystay warbixinta waxqabadka jiddadka DDS,

XAFIISKA JIDADKA DDS

MADAXWAYNAHA SOOMAALIYA OO ETHIOPIA BOOQDAY.

Sida lacag looga Sameeyo internetka

How the people of Yemen celebrate the time of marriage 

Waa Maxay Jigjiga Corridor Development

Horumarinta wadooyinka waxa loogu talagalay dhowr ujeedo oo muhiim ah: